Forums
Habka loo soo ceshto password - Printable Version

+- Forums (http://somalicomment.com)
+-- Forum: Special Page 4 Mrsomali.com (http://somalicomment.com/forumdisplay.php?fid=12)
+--- Forum: Special Page For Ahmed Liido (http://somalicomment.com/forumdisplay.php?fid=13)
+--- Thread: Habka loo soo ceshto password (/showthread.php?tid=10)



Habka loo soo ceshto password - daacshe - 03-19-2017

Asc walaalayaal waxaan idiin ka codsanayaa suaal ku saabsan teknolojiga.
waxaa iga dhumay email aad muhiim ii ah oo aan u baahanahy basworka ayaa iga dhumay mana xasuusti qeebta sirta waxaan ku qortay.
taleefoonkii aan ku dalbaday goorta aan sameeyay emailka waan bedelay.
Maxaa talo ah aad isiin kartaan
Idinkoo mahad san


RE: Habka loo soo ceshto password - mohamuud - 03-25-2017

(03-19-2017, 10:04 AM)daacshe Wrote: Asc walaalayaal waxaan idiin ka codsanayaa suaal ku saabsan teknolojiga.
waxaa iga dhumay email aad muhiim ii ah oo aan u baahanahy basworka ayaa iga dhumay mana xasuusti qeebta sirta waxaan ku qortay.
taleefoonkii aan ku dalbaday goorta aan sameeyay emailka waan bedelay.
Maxaa talo ah aad isiin kartaan
Idinkoo mahad san

ws
siyaabo faro badan ayaa jirto lagu soo heli karo

2 suaal

computerka aad ku isticmaali jirtay hore miyaad heeysataa mise waad bedeshay

Mahad sanid


RE: Habka loo soo ceshto password - daacshe - 09-02-2017

SC mohamuud aad baad u mahadsantahay
Walaal maya ma aana bedelin computerka aan isticmaalayi ilaa iyo goortaan waan heestaa waa xp pro

shukran aqii


RE: Habka loo soo ceshto password - Ahmed-Liido - 09-03-2017

SC dhamaan
Waxaa macquul in aad raad ku reebtay passwordkaaga browserka nooca aad isticmaaleyso 
tijaabi ugu horeeyntii sidaan.
Waxaa soo degsataa programkaan magaciisa layiraahdo PassView

Download ama soo degso giiji halkaan

[Image: webbrowserpassview.gif]

Garabkaaga allah galo
Mahad sanid


RE: Habka loo soo ceshto password - daacshe - 09-06-2017

Maasha Allah qeer Allah ku siiyo walaal Ahmed liido waan kuu mahad celiyay in badan shukran aqii