Farmaajo

Farmaajo 1986-87 the rape

The police supreme commander Cabdilaahi cabdi raxman Reveals the rape case committed 1986-87 by Farmajo and two others mans The offence has been covered up and never brought them into the criminal justice system  The reason behind that because those mans committed this trouble offence they get away with it because their family were powerful member of the Somali government ...

Read More »

Xog sir ah- Habdhaqanka madaxweyne Farmaajo oo aad looga cabanayo!

Dad xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu caadaystay habdhaqan aad halis ugu ah nidaamka dowladnimada, waxaana ay ka digeen in ay arrintaas oo kale sii socoto. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in uusan la-tashi la samaynin xubnaha ugu magacaaban la-taliyayaasha, iyada oo ay xubnahaasna lacago badan ku qaataan shaqada ay madaxweynaha ugu magacaaban ...

Read More »

Video instructions and help with filling out and completing use of strategic interest in somalia

De Barbosa Givi doctor Alma this is Mogadishu first Turkish school more than a hundred students here learn Turkish Arabic English along with other course subjects around a third of the children are housed fed and educated for free the United Nations won’t move its staff to Mogadishu it says it’s too dangerous but Turkish teachers have gone even further ...

Read More »

Buugii Uu Qoray Farmaajo Ee Qabiilada Uu Ku Aflagaadeeyay Qabyaaladiiste Hogaan Ma Noqon karaa

Maxamad C/laahi Maxamad Farmaajo ayaa 2009-kii wuxuu qoray buug loogu gefay dhamaan madaxdii soo martay dalka Soomaaliya, iyo qaar ka mid ah qabaa’ilka Soomaalida, kuwaas oo uu ka qoray waxyaabo ay ka xishoodeen xittaa inay qoraan dadka ajaanibta ah ee Soomaaliya wax ka qora. Madaxdii Soomaaliya soo martay, sida Aden Cabdulle Cusmaan, C/rashiid Cali Sharmarke, Maxamad Siyaad Barre, Cabdullaahi Yuusuf ...

Read More »

Gaashaanle Sarre Cabdilaahi Kashifay Arrintii Kufsiga Ee Farmaajo Gaystay 1986-87.

Waxaa isa soo taraya, aragtiyo qaar ka mid ah dadka shicibka ah ay ka bixinayaan  fal-dambiyeedyo kufsigu ka mid yahay oo lagu eedeynayo inuu geystay 1986-1987-meeyadii Madaxweyne MC Farmaajo. G/sare C/llaahi C/raxmaan oo ka mid ahaa saraakiishii ciidamada booliska Soomaaliya burburkii ka hor, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa koox saraakiil ah oo loo xilsaaray in ay baaraan gal-dacwadeed kufsi ...

Read More »

Madaxa Madaxweyne Farmajo oo lagu heysto kufsi

Madaxa Madaxweyne Farmajo oo ku kacay fal aad u fool xun. Saciid Maxamuud Warsame Waa madaxa Madaxweyne Farmajo, waana Madaxweynaha abtigii, waxaa ay Soomaalidu u taqaanaa Saciid Kampala, waxaa uu in mudo ah ku noolaa wadan ka Uganda. Madaxweyne Farmajo ayaa u magacaabey xilka uu hada hayo, ka dib markii uu ka shakiyey dhalinyadii ka Shaqeyn jirtey qeybta madaxtooyadda sababo ...

Read More »