Somali comment Forum - Recent Posts

RE: Heesta Gorof
Heestan waxaa codkeeda ku luuqaysay fanaanadda codka macaan, Sahro Dawo.

Heesta Gorof ma ahayn hees keliya; waxay ahayd xasuus nololeed oo qalbigayga ku qotonta.

Erayadeeda waxay la hadleen dareenkeyga, waxayna la safnaayeen marxalado badan oo nolosheyda ah.

AUN Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub)  hal-abuurkiisii ma dhammaan, codkiisuna weli wuu dhex guuxayaa xusuusta iyo qalbiga ummadda Soomaaliyeed.

RE: Heesta Gorof
Qoraayihii weynaa Maxamuud Sangub (AHN),

Laxankii Jiim Sheekh Muumin (AHN).

Codkii halaasiga ahaa ee Sahro Dawo
Codkeedu wuxuu lahaa xanuun, macaan iyo dareen si toos ah u taabanaya qalbiga dhageystaha.

Heesta Aragtii iyo qoraalkeed

Haddaan gabban waayo hadhwalba
Haddii aan gabban waayo hadhwalba
Kalgacaylkan goobo
Haddaan gabban waayo habeenkii
Haddii aan gami waayo habeenkii
Galgashoo aanan seexan
Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo
Ha i gawdhine
Ii garaab
Jacayl igu gooniyaan
Cidlada gaaf wareegaayee
Aan soo godlee
Gorofka keen
Si aan galbis ugu samaynoo
Ha i gees marin
Ila garo

https://youtu.be/DB42ypI1HS0?si=Oy1lUZWpVcmuaPuU

Heesta Gorof
Heesta “Gorof” waxay astaan u tahay heerka sare ee hal-abuurka suugaanta iyo muusiga Soomaaliyeed xilligii dahabiga ahaa ee fanka. Curinta erayada oo uu lahaa Maxamuud Cabdullaahi Ciise (AUN), laxanka uu saaray Jiim Sheekh Muumin (AUN), iyo codkii ay ku qaadday Sahro Abukar Cabdi “Dawo”, dhammaantood waxay isu biireen si ay u abuuraan hees leh miisaan suugaaneed, dareen qoto dheer, iyo saameyn waarta.

Bandhigii tooska ahaa ee sanadkii 1988 iyo ka qayb-qaadashadii Hobollada Waaberi waxay sii xoojiyeen kaalinta heestu ku leedahay taariikhda fanka Soomaaliyeed, iyada oo noqotay mid jiilba jiil u gudubta. Sidoo kale, saxidda xogta la xiriirta curinta erayada heesta waa tallaabo muhiim ah oo lagu ilaalinayo xaqa hal-abuurka iyo dhaxalka suugaaneed ee qaranka.

Gunaanad ahaan, “Gorof” ma aha oo keliya hees la dhageysto, balse waa xusuus taariikheed, caddayn hal-abuur, iyo dhaxal mudan in si cilmiyeed loo diiwaangeliyo loona ilaaliyo mustaqbalka.

Read more

Yaa Dilay Xaawo Taako? – Warbixin Taariikheed
Muqdisho / Baydhabo – Xaawo Taako, oo ka mid ahayd haweenkii Soomaaliyeed ee si fagaare ah u muujiyay aragti siyaasadeed oo ka duwanayd tan taliskii milatariga, ayaa la dilay sanadkii 1974, xilli ay dalka ka jirtay xukunkii Maxamed Siyaad Barre.

Ilaa maanta, cid si rasmi ah loogu helay ama maxkamad lagu caddeeyay dilkeeda ma jirto.

Wararka taariikhiga ah ee la hayo waxay sheegayaan in Xaawo Taako ay dileen rag hubeysan oo aan la aqoonsan, taasoo keentay su’aalo weli taagan oo ku saabsan cidda ka dambeysay falkaas.

Xaawo Taako waxay caan ku ahayd hadallo ay si cad ugu dhaliili jirtay maamulka xilligaas, gaar ahaan arrimaha la xiriira caburinta, cadaadiska bulshada, iyo xaddidaadda xorriyadda hadalka.

Qaar ka mid ah taariikhyahannada iyo dadka xilligaas la noolaa ayaa aaminsan in dilkeeda uu si dhow ula xirnaa aragtiyaheeda siyaasadeed, inkasta oo aysan jirin caddeyn rasmi ah oo dowladda ama hay’ad kale soo bandhigtay.

Dilkeeda kaddib, ma jirin baaritaan hufan oo si buuxda loo shaaciyay natiijadiisa, arrintaas oo sii xoojisay tuhunka iyo doodaha ku xeeran dhacdada. Dowladda xilligaas jirtay wax faahfaahin ah oo cad kama aysan bixin falka.

Maanta, Xaawo Taako waxaa lagu xasuustaa astaanta haweeneyda u istaagtay xorriyadda hadalka, iyadoo magaceeda loo bixiyay goobo iyo waddooyin, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.

Xusuusteedu waxay weli ku dhex jirtaa doodaha ku saabsan taariikhda xuquuqda aadanaha iyo xorriyadda siyaasadeed ee Soomaaliya.

Gunaanad ahaan, inkasta oo dilka Xaawo Taako uu yahay dhacdo si weyn u taabanaysa taariikhda dalka, haddana su’aasha ah “yaa dilay?” weli jawaab rasmi ah ma helin, waxaana ay weli ka mid tahay dhacdooyinka mugdiga ku jira ee

RE: Deeply saddened by the passing of Mariam Nasir Ali
We extend our heartfelt condolences to her family, friends, and all those who knew and loved her. Mariam will always be remembered for her kindness, her strength, and the positive impact she had on everyone around her.

May Allah grant her Jannatul Firdaws and bring peace and comfort to all who mourn her loss.
Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Raji’un.

Heesaha Ugu Caansan Qomaal
1. Qaraami

Hees jacayl oo qiiro leh, ka mid ah kuwa ugu badan ee lagu yaqaan Qomaal.

2. Guul iyo Gobannimo

Hees waddani ah oo sumcad weyn ku leh bulshada.

3. Raxmaay

Hees macaan oo laxan qaraami ah, aadna loo jecel yahay.

4. Walaaloy

Hees qoraal iyo laxan isku dheellitiran leh.

5. Nacabkii Na Haybsoocay

Hees dhaqan-bulsho oo fariin culus xambaarsan.

6. Nasiib-darro

Hees dareen murugo iyo jacayl isku jira leh.

7. Ma Hubtaa

Hees jacayl ah oo hadal iyo jawaab ku dhisan.

8. Dhaayahaaga

Mid ka mid ah heesaha jacaylka ee ugu codsiga badan.

9. Keeney gardaran

RE: Codka Bulshada: Musuq-maasuqa Muusigga Soomaaliyeed oo la iftiimiyay – Ostinato Records oo dood laga keenay
Ostinato Records has a long track record of collecting, preserving, and restoring music so it can be brought back to life and never forgotten. I’ve seen many reviews about their work online, and almost all of them are positive.

Before we make negative assumptions, it’s important to be fair and factual.

Unless someone can name a specific Somali singer who has been directly harmed or impacted by this company, we should not spread claims without evidence.

Their work has helped archive and revive rare Somali music that might otherwise have disappeared, and that contribution deserves to be acknowledged.

Deeply saddened by the passing of Mariam Nasir Ali
We extend our sincere condolences to her family, friends, and everyone who knew and loved her. Mariam will be remembered for her kindness, strength, and the positive impact she had on those around her.
May Allah grant her Jannatul Firdaws and bring comfort to those she leaves behind.
Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Raji’un.

Dadkii Sunta ahaa ee aad Saaxiibada u malaynaysay
Qore: Idris Liibaan
Taariikh: 16 Nofeembar 2025.

Mararka qaarkood waxaad istaagtaa oo dib u eegtaa noloshaada, adigoo ogaanaya in dadkii aad mar saaxiib u aqoonsan jirtay aysan waligood dhab ahaan kula jirin.

Wuu ku qosli jiray markaad hor joogto, balse shaki buu kaa geliyaa markaad ka leexato.

Wuxuu ku amaani jiray markaad dhib ku jirto, laakiin wuu aamusi jiray markaad guulaysato.

Wuxuu talo ku siin jiray isagoo ismuujinaya dan daacad ah, balse dhab ahaantii wuxuu watay xaasidnimo qarsoon.

Kuwaas waa dadka sunta ah ee aad mar ku kalsoonaatay.

Saaxiibada sunta ahi si tartiib ah ayay kuu daaliyaan.

Waxay kuu abuuraan dareen ah inaad qalad tahay markaad xad dhigato, waxay kuu muujiyaan xanaaq markaad runta sheegto, waxayna kuu reebaan dareen ah inaadan la qiimeyn dadaalkaaga.

Waxay kaa filayaan daacadnimo ay iyagu marnaba ku siinaynin.

Waxay ka faaiidaysanayaan naxariistaada sidii waajib ay ku leeyihiin.

Waxay ka sheekeeyaan gadaashaada, waxay kula tartamaan si qarsoon, waxayna u dabaal-degaan khaladaadkaaga intii ay kaaga farxi lahaayeen guulahaaga.

Inaad runta garato waa dhaawac, laakiin waa lagama maarmaan.

Marka aad u fiirsato dhaqankooda oo aad aqoonsato waxa uu dhab ahaan yahay, waxaad dib u hananaysaa awooddaada.

Ka tagistooda ma aha nacayb — waa biseyl.

Waa inaad doorato caafimaadkaaga maskaxeed halkii aad ka qaadan lahayd buuqa ay keenayaan, waa inaad doorato qiimahaaga halkii aad ka aqbali lahayd marin-habaabintooda, waa inaad doorato horumar halkii aad ka ahaan lahayd meel lagu xayiran yahay.

Uma lihid inaad sharaxaad ka bixiso sababta aad u durugsan tahay.

Uma lihid inaad iska difaacdo go’aannada aad ku ilaalinayso nabaddaada.

Nabadda gudaha waa mid qaali ah, qof kasta oo khatar gelinayaana ma leh meel uu kaga jiro noloshaada.

Qofkii ku jeclaada si dhab ah weligiis kuma dhigi doono inaad iswaydiiso qiimahaaga ama uu ku dareensiiyo inaad tahay wax yar.

Xasuuso: dadkii sunta ahaa ee aad saaxiibada u malaynaysay waxay ahaayeen jilayaal kumeelgaar ah, ma ahayn dad noloshaada sii wadi lahaa.

Doorkooda wuxuu ahaa inay kuu baraan waxa aadan mar dambe u dulqaadan doonin.

Markay baxaan waxay furaan boos loogu talagalay dad wanaagsan, xiriirro caafimaad qaba, iyo dad ku dhisan ixtiraam, daacadnimo, iyo taageero dhab ah.

Ka tag.

Naftaada u jeclow intaad ugu yaraan uga fogaanayso dadka aan waligood kuu wanaagsanaan. Noloshaadu way iftiimaysaa markaad iska qaaddo dadka kaliya ku hayey dib.

Qore: Idris Liibaan
Taariikh: 16 Nofeembar 2025.

Isha SomaliComment.com

Beesha '''Sheekhaal''' waa 12 lafood oo kala ah
1. Looboge Fiqi Cumar (dagaan gobolada

Shabeellaha Hoose , Bay, Bakool,

Jubbada Dhexe, iyo Jubbada Hoose,Hiiraan,

Mudug iyo Galgaduud

2. Quddub Fiqi Cumar (dagaan gobolada,Jubooyinka,

Woqooyi, Raaso, Qorof, Carmaale, Baledweyne,

Banaadir,Gado, Bay, Killilka Shanaad)

3. Cusmaan Fiqi Cumar (dagaan gobolada

Shabeellaha Hoose, Banaadir,Bay,Bakool, Jubbada

Dhexe iyo Jubbada Hoose)

4. Cali Fiqi Cumar (dagaan { Killilka Shanaad).

5. xasan fiqi cumar oo loyaqaano rer ow xasan .

dagaan Buur cukur Itoobiya

6. Muxumad fiqi cumar{shekhaal jaziira iyo Guudle}

7.Cabdi shiikh dhiblawe

8.luqmaan fiqi cumar reer aw saciid.

9.Dauud faqi cumar

10..Abiib fiqi cumar.

11.cabdi samad faqi cumar.

Beeshaan waxay kaso jedaa wadaadka layiraahdo

Fiqi Cumar Bin Shamsidin Al Bakri Al Siddiqi.

Odayaasha qoyskaan qaar waxay sheegaan inuu

kuduuganyahay Masaajidka Arbaca Rukun agtiisa ee

magaalada Muqdisho, Wadaadkaan fiqi Cumar wuxuu

kasoo jeedaakhaliifkii Rasuul S.A.W ee ahaaa Abu

Bakri Siddiq R.A. Sidaasna waa abtirka caanka ka

ah qoyskaan dhexdiisa ay soo kala dhaxlayeen waana

sida uu kuusheegaayo qofkasta oo ciddaan ah oo

yaqaana nasabka qoyskaaan waana sida caanka ka

ah somaalida inteeda badan. Qoyskaan wuxuuna caan

ku ahaa kuna yahay Qoys ehelu diin ah. Hawiye

nimada waxay kuyihiin kaliya is bahaysi (Xilfi)iyo

wada deegaan iyo inay qaarkood (looboge) is

dhaleen sida quddubka isu dhaleen Ogaadenka ee

wax nasab ah ma wadaagaan. Nasabka qoyskaan ee

ah Inay ABU BAKR SIDDIQ faraciisi yihiina ma

inkiraayo qofna inuu yahay moyaane qofkaas qof

aana aqoon tariikhda qoyskaan ama uuyahay qof

neceb (taasna Allaah halooga baqo). Nasabkooda

caanka ay soo kala dhaxleena waa sida kuqoran

kutubta qaar sida kitaabka uu qoray Sheekh

Cabdullaaahi Qudubi Allahayunaxariistee eee

layiraahdo nasrul muuminiin. Waana sidaan

Nasabku.walow ay jiraan warar sheegaya in ay asal

ahaan kasoo jeedaan muslimiinta dalka madagaskar

ee jazeerada africa hasa ahaatee ma badna dadka

sidaas odhanaaya

waa dad inta badan lagu yaqaano inay yihiin dad

aan ku badnayn magalooyinka oo ay yihiin xoola

dhaqato reer miyi u badan sheekhaal gabooye iyo

iyo ashraaf iyo qaar kaloo badan waa qabiilada

marka la eego somalida dhexdeeda aan degaan loo

tiriyo ku lahay lakin dhex dega somalida kale

waa clan ama qabiil wacan barasharada diinta

islaamka isla markaana dadka sii bara diinta iyagoo

safaro fog fog ama goobo aad uga fog meesha ay

ku nool yihiin u taga sidii ay wax u bari lahayeen

iyaguna nolol ahaan uga faaiidaysan lahaayeen

maadama ay yihiin qabii ku tiirsan nolosha bulshada

somaliyeed ee ay ku dhex nool yihiin

ﻋﻤﻮﺩ ﺍﻟﻨﺴﺐ :

ﺍﻟﺸﻴﺦ ﺍﻟﻔﻘﻴﻪ ﻋﻤﺮ ﺍﻟﺮﺿﺎ ﺑﻦ ﺷﻤﺲ ﺍﻟﺪﻳﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﻳﻮﻧﺲ ﺑﻦ ﻳﻮﺳﻒ

ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﺃﺣﻤﺪ ﺑﻦ ﺗﻴﻢ ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﺑﻦ ﺇﺳﻤﺎﻋﻴﻞ ﺑﻦ

ﻋﻴﺴﻰ ﺑﻦ ﺑﻜﺮ ﺑﻦ ﻋﻤﺮ ﺑﻦ ﻳﻌﻘﻮﺏ ﺑﻦ ﻳﺤﻲ ﺑﻦ ﻋﻴﺴﻰ ﺑﻦ ﻣﺮﺓ ﺑﻦ

ﺯﻛﺮﻳﺎ ﺑﻦ ﺗﻴﻢ ﺑﻦ ﺟﻤﺎﻝ ﺍﻟﺪﻳﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ

ﺃﺑﻮ ﻋﺘﻴﻖ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺑﻦ ﺧﻠﻴﻔﺔ ﺭﺳﻮﺍﻟﻠﻪ ﺍﻹﻣﺎﻡ ﺍﻟﺴﻴّﺪ ﺃﺑﻲ ﺑﻜﺮ

ﺍﻟﺼﺪﻳﻖ ﺍﻟﻘﺮﺷﻰ - ﺭﺿﻲ ﺍﻟﻠﻪ ﺗﻌﺎﻟﻰ ﻋﻨﻬﻢ

Beesha Sheekhaal waxay leedahay Aqoonyahano,Cul

maa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga

soomliya dadka caanka ah waxaa ka mid ah :

1.General Maxamed Ibraahim Liiqliiqato, Gudoomihii

ugu horeyey Gobalka Banadir: maxamed sheekh

cabdullaahi(Jamaal jibiyo),Dr Cabdulqaadir

Mohamed Nuur (Gab-gable.

2. Xildhibaan Bashiir |Sheekh Xusen (Bashiir

Lugeey)(aasaasihii Xisbigii Sabuul ee 1969 ku

guuleeystay doorashadi ka dhacday Jilib.

3.Prof, Cali sheekh Axmed Gudoomiyaha Jaamacada

Muqdisho ahna Madixii Hore ee Al-Islaax

4.Dr.Cali Baashi Cumar (Dhaqtar xaga indhaha ah,

ahna Gudoomiyaha Xarakada Al-islaax

5. Prof, Sheekh Axmed Qudubi

6. General Maxamed Xuseen Cali ( Taliyihii hore ee

ciidanka pooliska Kenya)

7.Dr. Sheekh Ibraahim Dusuuqi

8.General Geelqaad

9. General Daahir Adan Cilmi(Taliyaha Ciidanka

Xooga Dalka Soomliya)

10. Ganaacsade Cabdirashiid Cusmaan Xasan

(Harqaanle)ganacasade caan ah degan U.A.E. 11.

Gudomiyaha shirkadda Al-Jazeera top Axmed

Cumar Gaab Maxamed (Axmed Top) oo degan dalka

Yamen. 12. Ganacsade caan ah dagan Kenya Dahir

Macalin Xusen(Daahir Cagoole) 13.Ganacsade caan

ah dagan sweden shamsudin maxamed cusman

tuure.

14. Prof, sheekh Xasan oo wax ka dhiga jaamacada

I.U.I.U ee dalka Uganda

15.Avv Ahmed Nasir Macalim Cabdulaahi (madaxii

hore ururka qareenada kenya, madaxii hore ee la

dagaalanka musuqmaasuqa ee kenya.

16.prof,Xuseen Bashiir (Phd in Geolegy) waxna ka

dhiga jaamacada Ifriiqiya ee dalka suudaan.

17.Prof, Xasan weli sheekh xuseen oo daaci

soomliyed degana dalka mareeeykamka

18.Nabadoon Yuusuf Cabdulle Lo'jir waan Nabad

doon (Duq) si aad ah looga yaqaan dhulka ay

soomaalidu dagto

19. Dr Maxamed Xasan Nuur Bare jaamacada

Muqdisho

20. Sheekh Maxamed Jikre Bare jaamacada

Muqdisho Iyo islaamiya

21. Nabad doon (Duq) Dhaqane duqii beelweynta

sheekhaaled waxaa bedelay markuu geeriyooday

allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Geeseey

duqii beelweynta sheekhaaled. ka dib waxaa

duqnimadii bees

22.allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Muuse

Xaaji Barre (Lugo Loox) oo noqday duqii beelweynta

sheekhaaled koonfurta iyo bartamaha soomaaliya.

23.Nabadon(duq)Aadan Ahmed Abdi oo haa dagaal

yahan gobonimadoonka SYL oo wax badan ka

shaqeeye midnimada soomaalida.

24.Prof. Axmed Aadan oo wax ka dhiga jaamacad ku

taala dalka mareykanka.25. Abdulqadir cumar

maxamed (gaab) waa mid ka mid ah aqoonyahanada

dhalinyarada ah ee haysta shahaadada '''master

degree''' ah 26:Gadoomiyihii 1aad Bangiga Dhexe

ee Soomaliya Prof Abdi Sheekh Adam ogeysiis 27:

Caamir Ibraahim Xayle oo ka soo baxay Dugsiga

sare Al-Masal Muqdisho lehna Aqoon gaarsiisay

Diplome ICT iyo Accounting Managment kana soo

shaqeeyay Shirkada Dhismaha ee RedSea

Contruction Company oo Fadhiigeedu yahay

Puntland Haddana ka shaqeeyo Ururka Puntland

Development Organisation (PDO) una hayo Jagada

Admin/Finance Officer shiikhaal waa xisbi lasamey

225 kahor kakooban wadaada somali iyo carab leh

asalkii waxaa looyaqaanay shiikhyaal kadib waxa ay

noqotay shiikhaal heshiiska culumada ayaan ahaa in

ilmahooda markii ladhaha yaatihiin in ay dhahaan

shiikhyaal sababaha ay hawiya kunoqdeen ayaa ah

martiila hiraab loobaga ah inkastoo ay yaryihiin sida

saxda ah lkn shiikhaal abdi shiikh ayaa iyadane

galeyso maxed mudulood in kastoo ay geeley yihiin

reer magaalkoodana yaryahay loona yaqaano

shiikhaal reer aw cabdi shiikh dhiblawe waxayna

ladhasheen macalin dhiblawaha maweysla iyo macalin

weynaha reer bay. Sigudbi hadad tahay reer ow fiqi

cumar