Home › Forums › Daraawiish and the Kacaan Revisionsim. › Yaa garanaayo Adan Madoobe › Reply To: Yaa garanaayo Adan Madoobe
March 11, 2019 at 11:18 pm
#1034
Participant
Taariikhda beenta ah dadka haku jahwareerin, aaden madoobe keligii meel taagan oo aan dadka kale lasocon lama arag lamana maqal, haddi dhawrnin oo madax ahaa saxeex sameeyeen,taa macnahedu maaha aaden madoobaa heshiis keligii galay, kkkk waxaa caruurta ugu sheekeee