SomaliComment New York – Soomaaliya ayaa Isniintii u codeysay qaraar ay Maraykanku diyaariyeen oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) horkeeneen, kaas oo taageeraya qorshaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku soo jeediyay in lagu joojiyo dagaalka Gaza, isla markaana oggolaanaya in la dhiso ciidamo caalami ah oo xasillooni-galinta Gaza. Qaraarkan oo ay taageereen 13
Somalia: Political Discussions Intensify as Leaders Seek Common Ground Mogadishu — Political discussions in Somalia have intensified as federal and regional leaders continue efforts to address ongoing disagreements over governance, security responsibilities and the country’s political roadmap. Officials say recent meetings between representatives of the Federal Government and Federal Member States have focused on strengthening
Abwaan Maxamed Cali Kaariye (AUN) Wuxuu ku dhashay degmada nogob ee dhulka dawlad deegaanka soomalida. Isla nawaxigaas ayuuna ku barbaaray ,isagoo yaraantiisiiba noqday qof laashin, wuxuuna kusoo can-baxay cayaaraha, dhaantada iyo gabayada. Dagaaladii 1964 dhex-maray soomalida iyo itoobiya, wuxuu maxamed cali kaariye noqday dadkii usoo qaxay oo soo galay soomaaliya. Isla markiiba wuxuu ku biiray