SomaliComment | Siyaasadda & Xiriirka Caalamiga ah Bartamihii Janaayo 2026, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE). Go’aankan culus, oo ay warisay Al Jazeera, ayaa yimid kadib khilaaf sii xoogeysanayay oo la xiriira arrimo ay Soomaaliya ku tilmaantay ku xadgudub madaxbannaanideeda