1. Looboge Fiqi Cumar (dagaan gobolada
Shabeellaha Hoose , Bay, Bakool,
Jubbada Dhexe, iyo Jubbada Hoose,Hiiraan,
Mudug iyo Galgaduud
2. Quddub Fiqi Cumar (dagaan gobolada,Jubooyinka,
Woqooyi, Raaso, Qorof, Carmaale, Baledweyne,
Banaadir,Gado, Bay, Killilka Shanaad)
3. Cusmaan Fiqi Cumar (dagaan gobolada
Shabeellaha Hoose, Banaadir,Bay,Bakool, Jubbada
Dhexe iyo Jubbada Hoose)
4. Cali Fiqi Cumar (dagaan { Killilka Shanaad).
5. xasan fiqi cumar oo loyaqaano rer ow xasan .
dagaan Buur cukur Itoobiya
6. Muxumad fiqi cumar{shekhaal jaziira iyo Guudle}
7.Cabdi shiikh dhiblawe
8.luqmaan fiqi cumar reer aw saciid.
9.Dauud faqi cumar
10..Abiib fiqi cumar.
11.cabdi samad faqi cumar.
Beeshaan waxay kaso jedaa wadaadka layiraahdo
Fiqi Cumar Bin Shamsidin Al Bakri Al Siddiqi.
Odayaasha qoyskaan qaar waxay sheegaan inuu
kuduuganyahay Masaajidka Arbaca Rukun agtiisa ee
magaalada Muqdisho, Wadaadkaan fiqi Cumar wuxuu
kasoo jeedaakhaliifkii Rasuul S.A.W ee ahaaa Abu
Bakri Siddiq R.A. Sidaasna waa abtirka caanka ka
ah qoyskaan dhexdiisa ay soo kala dhaxlayeen waana
sida uu kuusheegaayo qofkasta oo ciddaan ah oo
yaqaana nasabka qoyskaaan waana sida caanka ka
ah somaalida inteeda badan. Qoyskaan wuxuuna caan
ku ahaa kuna yahay Qoys ehelu diin ah. Hawiye
nimada waxay kuyihiin kaliya is bahaysi (Xilfi)iyo
wada deegaan iyo inay qaarkood (looboge) is
dhaleen sida quddubka isu dhaleen Ogaadenka ee
wax nasab ah ma wadaagaan. Nasabka qoyskaan ee
ah Inay ABU BAKR SIDDIQ faraciisi yihiina ma
inkiraayo qofna inuu yahay moyaane qofkaas qof
aana aqoon tariikhda qoyskaan ama uuyahay qof
neceb (taasna Allaah halooga baqo). Nasabkooda
caanka ay soo kala dhaxleena waa sida kuqoran
kutubta qaar sida kitaabka uu qoray Sheekh
Cabdullaaahi Qudubi Allahayunaxariistee eee
layiraahdo nasrul muuminiin. Waana sidaan
Nasabku.walow ay jiraan warar sheegaya in ay asal
ahaan kasoo jeedaan muslimiinta dalka madagaskar
ee jazeerada africa hasa ahaatee ma badna dadka
sidaas odhanaaya
waa dad inta badan lagu yaqaano inay yihiin dad
aan ku badnayn magalooyinka oo ay yihiin xoola
dhaqato reer miyi u badan sheekhaal gabooye iyo
iyo ashraaf iyo qaar kaloo badan waa qabiilada
marka la eego somalida dhexdeeda aan degaan loo
tiriyo ku lahay lakin dhex dega somalida kale
waa clan ama qabiil wacan barasharada diinta
islaamka isla markaana dadka sii bara diinta iyagoo
safaro fog fog ama goobo aad uga fog meesha ay
ku nool yihiin u taga sidii ay wax u bari lahayeen
iyaguna nolol ahaan uga faaiidaysan lahaayeen
maadama ay yihiin qabii ku tiirsan nolosha bulshada
somaliyeed ee ay ku dhex nool yihiin
ﻋﻤﻮﺩ ﺍﻟﻨﺴﺐ :
ﺍﻟﺸﻴﺦ ﺍﻟﻔﻘﻴﻪ ﻋﻤﺮ ﺍﻟﺮﺿﺎ ﺑﻦ ﺷﻤﺲ ﺍﻟﺪﻳﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﻳﻮﻧﺲ ﺑﻦ ﻳﻮﺳﻒ
ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﺃﺣﻤﺪ ﺑﻦ ﺗﻴﻢ ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴﻢ ﺑﻦ ﺇﺳﻤﺎﻋﻴﻞ ﺑﻦ
ﻋﻴﺴﻰ ﺑﻦ ﺑﻜﺮ ﺑﻦ ﻋﻤﺮ ﺑﻦ ﻳﻌﻘﻮﺏ ﺑﻦ ﻳﺤﻲ ﺑﻦ ﻋﻴﺴﻰ ﺑﻦ ﻣﺮﺓ ﺑﻦ
ﺯﻛﺮﻳﺎ ﺑﻦ ﺗﻴﻢ ﺑﻦ ﺟﻤﺎﻝ ﺍﻟﺪﻳﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﻠﻪ ﺑﻦ ﻣﺤﻤﺪ
ﺃﺑﻮ ﻋﺘﻴﻖ ﺑﻦ ﻋﺒﺪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺑﻦ ﺧﻠﻴﻔﺔ ﺭﺳﻮﺍﻟﻠﻪ ﺍﻹﻣﺎﻡ ﺍﻟﺴﻴّﺪ ﺃﺑﻲ ﺑﻜﺮ
ﺍﻟﺼﺪﻳﻖ ﺍﻟﻘﺮﺷﻰ - ﺭﺿﻲ ﺍﻟﻠﻪ ﺗﻌﺎﻟﻰ ﻋﻨﻬﻢ
Beesha Sheekhaal waxay leedahay Aqoonyahano,Cul
maa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga
soomliya dadka caanka ah waxaa ka mid ah :
1.General Maxamed Ibraahim Liiqliiqato, Gudoomihii
ugu horeyey Gobalka Banadir: maxamed sheekh
cabdullaahi(Jamaal jibiyo),Dr Cabdulqaadir
Mohamed Nuur (Gab-gable.
2. Xildhibaan Bashiir |Sheekh Xusen (Bashiir
Lugeey)(aasaasihii Xisbigii Sabuul ee 1969 ku
guuleeystay doorashadi ka dhacday Jilib.
3.Prof, Cali sheekh Axmed Gudoomiyaha Jaamacada
Muqdisho ahna Madixii Hore ee Al-Islaax
4.Dr.Cali Baashi Cumar (Dhaqtar xaga indhaha ah,
ahna Gudoomiyaha Xarakada Al-islaax
5. Prof, Sheekh Axmed Qudubi
6. General Maxamed Xuseen Cali ( Taliyihii hore ee
ciidanka pooliska Kenya)
7.Dr. Sheekh Ibraahim Dusuuqi
8.General Geelqaad
9. General Daahir Adan Cilmi(Taliyaha Ciidanka
Xooga Dalka Soomliya)
10. Ganaacsade Cabdirashiid Cusmaan Xasan
(Harqaanle)ganacasade caan ah degan U.A.E. 11.
Gudomiyaha shirkadda Al-Jazeera top Axmed
Cumar Gaab Maxamed (Axmed Top) oo degan dalka
Yamen. 12. Ganacsade caan ah dagan Kenya Dahir
Macalin Xusen(Daahir Cagoole) 13.Ganacsade caan
ah dagan sweden shamsudin maxamed cusman
tuure.
14. Prof, sheekh Xasan oo wax ka dhiga jaamacada
I.U.I.U ee dalka Uganda
15.Avv Ahmed Nasir Macalim Cabdulaahi (madaxii
hore ururka qareenada kenya, madaxii hore ee la
dagaalanka musuqmaasuqa ee kenya.
16.prof,Xuseen Bashiir (Phd in Geolegy) waxna ka
dhiga jaamacada Ifriiqiya ee dalka suudaan.
17.Prof, Xasan weli sheekh xuseen oo daaci
soomliyed degana dalka mareeeykamka
18.Nabadoon Yuusuf Cabdulle Lo'jir waan Nabad
doon (Duq) si aad ah looga yaqaan dhulka ay
soomaalidu dagto
19. Dr Maxamed Xasan Nuur Bare jaamacada
Muqdisho
20. Sheekh Maxamed Jikre Bare jaamacada
Muqdisho Iyo islaamiya
21. Nabad doon (Duq) Dhaqane duqii beelweynta
sheekhaaled waxaa bedelay markuu geeriyooday
allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Geeseey
duqii beelweynta sheekhaaled. ka dib waxaa
duqnimadii bees
22.allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Muuse
Xaaji Barre (Lugo Loox) oo noqday duqii beelweynta
sheekhaaled koonfurta iyo bartamaha soomaaliya.
23.Nabadon(duq)Aadan Ahmed Abdi oo haa dagaal
yahan gobonimadoonka SYL oo wax badan ka
shaqeeye midnimada soomaalida.
24.Prof. Axmed Aadan oo wax ka dhiga jaamacad ku
taala dalka mareykanka.25. Abdulqadir cumar
maxamed (gaab) waa mid ka mid ah aqoonyahanada
dhalinyarada ah ee haysta shahaadada '''master
degree''' ah 26:Gadoomiyihii 1aad Bangiga Dhexe
ee Soomaliya Prof Abdi Sheekh Adam ogeysiis 27:
Caamir Ibraahim Xayle oo ka soo baxay Dugsiga
sare Al-Masal Muqdisho lehna Aqoon gaarsiisay
Diplome ICT iyo Accounting Managment kana soo
shaqeeyay Shirkada Dhismaha ee RedSea
Contruction Company oo Fadhiigeedu yahay
Puntland Haddana ka shaqeeyo Ururka Puntland
Development Organisation (PDO) una hayo Jagada
Admin/Finance Officer shiikhaal waa xisbi lasamey
225 kahor kakooban wadaada somali iyo carab leh
asalkii waxaa looyaqaanay shiikhyaal kadib waxa ay
noqotay shiikhaal heshiiska culumada ayaan ahaa in
ilmahooda markii ladhaha yaatihiin in ay dhahaan
shiikhyaal sababaha ay hawiya kunoqdeen ayaa ah
martiila hiraab loobaga ah inkastoo ay yaryihiin sida
saxda ah lkn shiikhaal abdi shiikh ayaa iyadane
galeyso maxed mudulood in kastoo ay geeley yihiin
reer magaalkoodana yaryahay loona yaqaano
shiikhaal reer aw cabdi shiikh dhiblawe waxayna
ladhasheen macalin dhiblawaha maweysla iyo macalin
weynaha reer bay. Sigudbi hadad tahay reer ow fiqi
cumar